Markos 6:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub16 Laakiin Herodos goortii uu arintan maqlay ayuu yiri, “Yooxanaa kii aan madaxa ka gooyay ayaa dhimashada kasoo sarakacay!” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH16 Laakiin Herodos goortuu maqlay wuxuu yidhi, Kanu waa Yooxanaa, kii aan madaxa ka gooyay. Kuwii dhintay ayuu ka soo sara kacay. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)16 Gortu maghley Herode, waẖu yiri: Yohana on madaẖa kagoyey, asaga wa kasonoladey meydadka. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah16 Laakiin Herodos goortuu maqlay wuxuu yidhi, Kanu waa Yooxanaa, kii aan madaxa ka gooyay. Kuwii dhintay ayuu ka soo sara kacay. Viz kapitola |