Markos 5:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Habeen iyo maalin ayuu joogi jiray xabaalaha iyo meelaha buuraha ah, isaga oo qaylinaya dhagaxyana isku jarjaraya. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH5 Weligiiba, habeen iyo maalin, ayuu buuraha iyo xabaalaha joogi jiray isagoo qaylinaya oo dhagaxyona isku jarjaraya. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)5 Beri walbana, haben iyo malin, waẖu jogey ẖabalaha iyo buraha wa ughaylinayey, oudagaẖa iskugoygoynayey. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah5 Weligiiba, habeen iyo maalin, ayuu buuraha iyo xabaalaha joogi jiray isagoo qaylinaya oo dhagaxyona isku jarjaraya. Viz kapitola |