Markos 5:43 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub43 Laakiin Ciise wuxuu iyaga ku amray in eysan qofna u sheegin arintaas, wuxuuna u sheegay iney cunto siiyaan gabadha. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH43 Aad buu ugu adkeeyey inaan ninna ogaan, wuxuuna u sheegay in cunto la siiyo iyada. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)43 Ad bey uḋeygagen. Ad bu ufarey nina yusan oganin waẖ ẖan; waẖu amrey in lasiyo hunguri. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah43 Aad buu ugu adkeeyey inaan ninna ogaan, wuxuuna u sheegay in cunto la siiyo iyada. Viz kapitola |