Online Bible

- Reklamy -

Markos 5:41 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

41 Gabadhii ayuu gacanta qabtay oo ku yiri, “Talita qumi!” (Taas oo macnaheedu yahay “Yariisay, waxaan kugu leeyahay kac!”)

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

41 Kolkaasuu gabadhii gacanteeda qabtay oo ku yidhi, Talita qumi, taasoo micneheedu yahay, Gabadhay, waxaan ku leeyahay, Kac.

Viz kapitola kopírovat

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

41 Waẖu ghabtey gaa̱nti geberta, waẖu yiri: Talitha kumi, maa̱na hedha: Geberyehay waẖan kuleyahay, ka̱.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

41 Kolkaasuu gabadhii gacanteeda qabtay oo ku yidhi, Talita qumi, taasoo micneheedu yahay, Gabadhay, waxaan ku leeyahay, Kac.

Viz kapitola kopírovat

Markos 5:41

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy