Markos 5:35 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub35 Ciise oo weli hadlaya ayaa kuwa ka yimaadeen gurigii Yayros, kaasoo hogaamiyaha sunagogga ahaa, oo ku yiraahdeen, “Gabadhaadi wey dhimatay, ee macalinka maxaad u dhibaysaa?” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH35 Goortuu weli hadlayay waxaa gurigii taliyaha sunagogga ka yimid kuwii yidhi, Gabadhaadii waa dhimatay. Maxaad Macallinka u sii dhibaysaa? Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)35 Kolku hadlayey, dad ba kaimaden gurigi ninki uweyna sunaguga, waẖay ḋehen: Geber tadha way ḋimatey, maẖad uḋibeysa maa̱linka hadana? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah35 Goortuu weli hadlayay waxaa gurigii taliyaha sunagogga ka yimid kuwii yidhi, Gabadhaadii waa dhimatay. Maxaad Macallinka u sii dhibaysaa? Viz kapitola |