Markos 5:30 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub30 Isla waqtigaasba Ciise wuxuu gartay in xoogga wax lagu bogsiiyo isaga ka baxay. Markaas ayuu dadkii badnaa u jeestay oo weydiiyay, “Yaa dharkeyga taabtay?” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH30 Ciise kolkiiba wuxuu iska gartay in xoog ka baxay isagii, oo intuu cidhiidhiga ku soo jeestay ayuu yidhi, Yaa dharkayga taabtay? Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)30 Marko Yesu waẖu kagartey nafti gisa, inu kabeẖey ẖog, waẖu kugadomey makhlugha, waẖu yiri: Ya igatabtey maryaha? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah30 Ciise kolkiiba wuxuu iska gartay in xoog ka baxay isagii, oo intuu cidhiidhiga ku soo jeestay ayuu yidhi, Yaa dharkayga taabtay? Viz kapitola |