Markos 5:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub23 Aad ayuu uga baryay isaga oo leh, “Gabadheydi waa sakaraad ee fadlan kaalay oo gacantaada saar si ey u bogsato oo ey u noolaato.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH23 oo aad buu u baryay oo ku yidhi, Gabadhaydii yarayd waa sakaraad. Waan ku baryayaa, kaalay oo gacmahaaga saar inay bogsato oo noolaato. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)23 ad bu ubaryey, waẖu ḋehey: Geber teyda yar wa sakrad. Wan kutugaya: Kaley, sar gaa̱maha, ha bogsate eyadana waynolaneysa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah23 oo aad buu u baryay oo ku yidhi, Gabadhaydii yarayd waa sakaraad. Waan ku baryayaa, kaalay oo gacmahaaga saar inay bogsato oo noolaato. Viz kapitola |