Markos 5:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Kadib markii uu Ciise doonta fuulay oo u laabtay dhinaca kale ee warta, dad badan ayaa ku soo ag ururay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 Markii Ciise haddana dhanka kale doonnida ugu gudbay ayaa dad faro badan u soo ururay, isaguna badda agteeda ayuu joogay. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)21 Hadana Yesu kolku kugudbey donida tan iyo gedigas, waẖa usoarurey makhlugh badan, asagana waẖu jogey bada agtedha. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 Markii Ciise haddana dhanka kale doonnida ugu gudbay ayaa dad faro badan u soo ururay, isaguna badda agteeda ayuu joogay. Viz kapitola |