Markos 5:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Ciise markii uu doontii ka degtay ayaa nin ruuxyo wasakh leh qabay oo xabaalaha ku noolaa u yimaaday. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH2 Goortuu doonnidii ka degay, kolkiiba waxaa la kulmay nin xabaalaha ka soo baxay oo jinni wasakh leh qaba. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)2 Kolku kadegey donida, marko waẖa kasohorbaẖey ninko kaimadey ẖabalaha, oghabey jini, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah2 Goortuu doonnidii ka degay, kolkiiba waxaa la kulmay nin xabaalaha ka soo baxay oo jinni wasakh leh qaba. Viz kapitola |