Markos 5:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Markii dadkii Ciise u yimaadeenna waxey arkeen ninkii ruuxyada wasakhda leh qabi jiray oo fadhiya, isaga oo caqligiisu fiicanyahay oo dhar fiican qaba, aad ayeyna u cabsadeen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Markaasay u yimaadeen Ciise, oo waxay arkeen jinnoolihii isagoo fadhiya oo dhar sita oo miyir qaba, wayna baqeen. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)15 Waẖay uimaden Yesu, waẖay arken ninki jiniga ghabey ofaḋiya oguntan onaaghli leh, asagi ghabey Legion, ayakana way a̱bsaden. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 Markaasay u yimaadeen Ciise, oo waxay arkeen jinnoolihii isagoo fadhiya oo dhar sita oo miyir qaba, wayna baqeen. Viz kapitola |