Markos 4:37 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub37 Isla markiiba waxaa kacay duufaan daran, hirarkiina doontii ayey ku dhaceen oo doontiina biyo ayaa ka buuxsami gaaray. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH37 Waxaa kacay duufaan weyn oo dabayl ah, hirarkiina doonniday ku dhaceen ilaa ay doonnidii buuxsamaysay. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)37 Doniya kale ba lajiren. Waẖa timid darbad weyno dabel leh, hirarka waẖay kuḋeḋee̱n donida, tan iyo waẖa kabuẖsantey biya. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah37 Waxaa kacay duufaan weyn oo dabayl ah, hirarkiina doonniday ku dhaceen ilaa ay doonnidii buuxsamaysay. Viz kapitola |