Markos 4:36 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub36 Dadkii badnaa ayey ka tageen oo waxey galeen doontii uu Ciise ku jiray oo dhinaca kale ayey tageen, dooma kale ayaana la jiray. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH36 Goortay dadkii badnaa direen, isagay wadeen intuu doonnidii ku jiray, oo doonniyo yaryar oo kalena way la jireen. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)36 Waẖay ladardarmen makhlughi, waẖay kughaden donida sidu aha. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah36 Goortay dadkii badnaa direen, isagay wadeen intuu doonnidii ku jiray, oo doonniyo yaryar oo kalena way la jireen. Viz kapitola |