Online Bible

- Reklamy -

Markos 4:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

27 Beeraleydu habeenkii wey seexdaan subixiina wey soo kacaan, laakiin abuurkii wuu baxaa wuuna weynaadaa iyagoo aan garaneynin sida ey ku dhacday.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

27 Isagu waa hurdaa, waana kacaa maalin iyo habeenba, oo abuurku waa baxaa oo weynaadaa, laakiin si ay tahay isagu garan maayo.

Viz kapitola kopírovat

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

27 Asagana wa seẖda, wa kaa̱ haben iyo malin, aburtana way baẖda, oyweynata, sidusan oghonin asaga.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

27 Isagu waa hurdaa, waana kacaa maalin iyo habeenba, oo abuurku waa baxaa oo weynaadaa, laakiin si ay tahay isagu garan maayo.

Viz kapitola kopírovat

Markos 4:27

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy