Markos 4:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 Markaas ayaa Ciise iyaga ku yiri, “Haddii eydan tusaalahaan fahmin, sidee ayaad tusaale kale ku fahmi doontaan? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Wuxuuna iyaga ku yidhi, Miyaydnaan masaalkan garanaynin? Sidee baad masaalladii oo dhan u garan doontaan? Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)13 Waẖu kuyiri: Sow makaseysan mahmahda tan? Mahmahdo ḋan sidee bad ugaraneysan? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah13 Wuxuuna iyaga ku yidhi, Miyaydnaan masaalkan garanaynin? Sidee baad masaalladii oo dhan u garan doontaan? Viz kapitola |