Markos 4:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub12 Sababtoo ah, “ ‘Wax ayey fiiriyaan, mana arkaan, wax ayey maqlaan, mana fahmaan, haba ahaatee hadday ey Illaahey u soo laabtaan waa la cafin lahaa!’ ” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH12 si ay goortay arkayaan ayan u arkin, oo si ay goortay maqlayaan ayan u garan, si ayan u soo noqon oo aan loo cafiyin. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)12 hadey firiyan, ha arkene yeyan garanin; hadey maghlayan, ha maghlane yeyan garanina, yeyan tobad kenin, ha laa̱fiye dembi godha. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah12 si ay goortay arkayaan ayan u arkin, oo si ay goortay maqlayaan ayan u garan, si ayan u soo noqon oo aan loo cafiyin. Viz kapitola |