Markos 4:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 Markii dadkii badnaa ka tageen ayaa laba iyo tobankii xertiisa ahaa iyo kuwa kale oo la jiray isaga weydiiyeen wax ku saabsan tusaalihii. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH10 Goortuu keligiis ahaa kuwii la joogay iyo laba-iyo-tobankii wax bay masaalladii ka weyddiiyeen. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)10 Kolku aha keligis, kuwi lajogen iyo laba iyo tobanki waẖay warsaden ma̱nahi mahmah dan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah10 Goortuu keligiis ahaa kuwii la joogay iyo laba-iyo-tobankii wax bay masaalladii ka weyddiiyeen. Viz kapitola |