Markos 3:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Dadkii badnaa dartood ayuu Ciise ku yiri xertiisi ii diyaariya doon yar, si eysan dadku isaga ugu soo ag ururin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 Xertiisii wuu la hadlay oo wuxuu ku yidhi, Doonni yar ha i sugto dadkii badnaa aawadiis si ayan ii cidhiidhiyin. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)9 Waẖu kuḋehey asaẖab tisa, donida yar hakusugto mel ḋow makhlugha daradisa, yeyan a̱ririnine, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah9 Xertiisii wuu la hadlay oo wuxuu ku yidhi, Doonni yar ha i sugto dadkii badnaa aawadiis si ayan ii cidhiidhiyin. Viz kapitola |