Markos 3:31 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub31 Markaas ayaa waxaa yimid Ciise hooyadiis iyo walaalihiis, oo waxey istaageen banaanka qof ayeyna u direen inuu u yeero Ciise. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH31 Markaasaa waxaa yimid walaalihiis iyo hooyadiis, oo dibadday istaageen, waxayna u direen cid ugu yeedha. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)31 Waẖa imaden habar tis iyo walala hisa, waẖay istagen bananka, waẖay udiren ghof uyera. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah31 Markaasaa waxaa yimid walaalihiis iyo hooyadiis, oo dibadday istaageen, waxayna u direen cid ugu yeedha. Viz kapitola |