Markos 3:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Markii uu Ciise guriga tagay ayaa haddana dad badan isku urureen, oo isaga iyo xertiisana ma eysan awoodin iney wax cunaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 Kolkaasuu guri galay; oo dad badan ayaa haddana ku soo ururay si aanay karin inay kibis cunaan. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)20 Makhlugh ba isusoarurey hadana, tan iyo maayan karin iney u̱nan hunguri. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah20 Kolkaasuu guri galay; oo dad badan ayaa haddana ku soo ururay si aanay karin inay kibis cunaan. Viz kapitola |