Markos 2:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub26 Waagii Aabyaataar wadaadka sare ahaa, Daa’uud wuxuu galay guriga Illaahey oo jabiyay sharciga, kibistii goonida loo bixiyay, taas oo ey sharciyan u leeyihiin wadaaddadu oo sidoo kale wuxuu xoogaa kuwii la jiray.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH26 Siduu guriga Ilaah u galay waagii wadaadkii sare ee Aabyaataar, oo uu u cunay kibistii tusniinta oo aan xalaal uu ahayn dad kale wadaaddada maahee, oo uu siiyey kuwii la jirayna. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)26 Sidu ugaley aghalki Ilahey wakhtigi wadadki weyna Abiatar, waẖu u̱ney kibisti tusida anẖalal ueheyn kuwa kale wadadaha mahee, waẖuna siyey kuwi lajiren. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah26 Siduu guriga Ilaah u galay waagii wadaadkii sare ee Aabyaataar, oo uu u cunay kibistii tusniinta oo aan xalaal uu ahayn dad kale wadaaddada maahee, oo uu siiyey kuwii la jirayna. Viz kapitola |