Markos 2:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub23 Maalin Sabti ah Ciise iyo xertiisa oo dhex socda beer badar ah, ayey xertiisi bilaabeen iney sabuulladii goostaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH23 Waxaa dhacay inuu sabtidii beeraha dhex marayay, oo xertiisii intay soconayeen ayay bilaabeen inay sabuullada jartaan. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)23 Waẖay eheyd berigi sabato, kolku marayey beraha ḋaẖdodha, asaẖab tisa waẖay bilaben, kolkey soo̱den, iney jebjebiyan sabulada. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah23 Waxaa dhacay inuu sabtidii beeraha dhex marayay, oo xertiisii intay soconayeen ayay bilaabeen inay sabuullada jartaan. Viz kapitola |