Markos 2:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 “Qofna maro cusub kuma dul tolo maro duug ah. Haddii kale marada cusub wey soo go’aysaa jeexniinkuna wuu kasii darayaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 Ninna karriin cusub kuma tolo dhar duug ah, haddii kale tan cusub ee lagu buuxin lahaa ayaa ka go'da kan duug ah, oo jeexdintu waa ka sii xumaataa. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)21 Ma jiro ghof kutolaya karin u̱suban mara dug ah, hadi lugutolo, tan u̱suban wa sijeẖjeẖeysa tan duga ah, jeẖninta waysikordeysa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 Ninna karriin cusub kuma tolo dhar duug ah, haddii kale tan cusub ee lagu buuxin lahaa ayaa ka go'da kan duug ah, oo jeexdintu waa ka sii xumaataa. Viz kapitola |