Markos 2:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub16 Markey macalimiintii sharciga Muuse kuwaasoo ah Farrisiinta arkeen Ciise oo la cunteynaya dembiilayaasha iyo kuwa canshuur qaadayaasha ah ayey weydiiyeen xertii, “Muxuu ula cunayaa canshuur qaadayaasha iyo dembiilayaasha?” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH16 Culimadii iyo Farrisiintii markay arkeen isagoo dembilayaal iyo cashuurqaadayaal wax la cunaya, waxay xertiisii ku yidhaahdeen, Waa sidee? Wuxuu wax la cunaa oo la cabbaa cashuurqaadayaal iyo dembilayaal. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)16 Kuwi fartayaghan iyo farisayalka kolkey arken asaga inu lau̱nayo dulalada iyo kuwi dembi leh, waẖay kuḋehen asaẖab tisa: Maẖu ulau̱naya osulaa̱baya dulalada iyo kuwi dembi leh? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah16 Culimmadii iyo Farrisiintii markay arkeen isagoo dembilayaal iyo cashuurqaadayaal wax la cunaya, waxay xertiisii ku yidhaahdeen, Waa sidee? Wuxuu wax la cunaa oo la cabbaa cashuurqaadayaal iyo dembilayaal. Viz kapitola |