Markos 16:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Xertiisana wey tageen oo waxey ka wacdiyeen meel walba, Illaaheyna wuu ka dhex shaqeeyay oo mucjisooyinkii ey sameeyeenna waxey cadeeyeen in fariintey wadaan ey run tahay.] Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 14 Iyaguna way baxeen oo meel kasta oo ay tageen dadkii bay wacdiyeen, Rabbiguna waa la shaqaynayay iyaga, isagoo hadalka ku xaqiijinaya calaamooyinkii la socday. Aamiin. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)20 Ilowse ayaka way baẖen oykuwa̱diyen mel walba, Rabina wa lakalmeyey, oskuadkeyey hadalki insharaha lajiren. Amin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah20 Iyaguna way baxeen oo meel kasta oo ay tageen dadkii bay wacdiyeen, Rabbiguna waa la shaqaynayay iyaga, isagoo hadalka ku xaqiijinaya calaamooyinkii la socday. Aamiin. Viz kapitola |