Markos 16:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 Iyaguna wey soo laabteen oo waxey kuwii kale u sheegeen waxey la kulmeen, laakiin lama aaminin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Markaasay baxeen oo kuwii kale u sheegeen, kuwaasina ma ay rumaysan. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)13 Iyo kuwana way ukae̱n oyushegen warka kuwi kale, ilowse kuwas manaayan aminin ayaka. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah13 Markaasay baxeen oo kuwii kale u sheegeen, kuwaasina ma ay rumaysan. Viz kapitola |