Online Bible

- Reklamy -




Markos 15:44 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

44 Bilaatos wuu yaabay markii uu maqlay in Ciise dhintay. Wuxuu u yeeray boqol u taliyihii si uu u weydiiyo in Ciise dhintay.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

44 Bilaatos waa yaabay inuu hadda dhintay. Markaasuu wuxuu u yeedhay boqol-u-taliyihii oo weyddiiyey, Durba miyuu dhintay?

Viz kapitola kopírovat

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

44 Pilato waẖu kuyabey inu ḋintey, waẖu uyerey sef jidki, waẖu warsadey inu maḋowa ḋintey.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

44 Bilaatos waa yaabay inuu hadda dhintay. Markaasuu wuxuu u yeedhay boqol-u-taliyihii oo weyddiiyey, Durba miyuu dhintay?

Viz kapitola kopírovat




Markos 15:44

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy