Markos 15:43 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub43 Nin la yiraahdo Yuusuf oo reer Arimataya ah ayaa Bilaatos weydiistay jirka Ciise. Yuusuf wuxuu ahaa nin aad loo xushmeeyo wuxuuna ka mid ahaa taliyayaashii shirka Yuhuudda, wuxuuna sugayay boqortooyada Illaahey ee soo socoto. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH43 waxaa yimid Yuusuf kii reer Arimataya oo ahaa taliye murwad leh, oo isna boqortooyadii Ilaah ayuu sugayay. Isagu wuxuu dhiranaan ugu galay Bilaatos oo ka baryay Ciise meydkiisii. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)43 waẖa imadey Yusuf rer Arimathia, ninki barsada oẖishmad leh, waẖu aha nin firsanayey suldanimadi Ilahey, waẖu ugugaley Pilato gesinima, waẖu katugey korki Yesu. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah43 waxaa yimid Yuusuf kii reer Arimataya oo ahaa taliye murwad leh, oo isna boqortooyadii Ilaah ayuu sugayay. Isagu wuxuu dhiranaan ugu galay Bilaatos oo ka baryay Ciise meydkiisii. Viz kapitola |