Markos 15:40 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub40 Dumar ayaa meel xoogaa u jirtay ka fiirsanayay waxaana ka mid ahaa Maryantii reer Magdala, iyo Maryan oo ahayd Yacquub yare iyo Yuusuf iyo Saloome hooyadood. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH40 Waxaana joogay dumar meel fog ka eegayay, oo waxaa ku dhex jirtay Maryan tii reer Magdala, iyo Maryan oo ahayd Yacquub Yare iyo Yoosee hooyadood, iyo Saloome, Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)40 Waẖana jogen naga mel fog kafirinayen, naga has ḋaẖdodha waẖa kujirtey Maryan Magdalene iyo Maryan habarti Yaghub kiyara iyo Yose, iyo Salome; Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah40 Waxaana joogay dumar meel fog ka eegayay, oo waxaa ku dhex jirtay Maryan tii reer Magdala, iyo Maryan oo ahayd Yacquub Yare iyo Yoosee hooyadood, iyo Saloome, Viz kapitola |