Markos 15:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Markaas ayaa mar labaad Bilaatos Ciise weydiiyay oo ku yiri, “Ma ka jawaabeysid miyaa? Ma u jeedid miyaa waxyaalahan lagugu dacweeyay oo dhan.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH4 Bilaatos baa kol dambe wax weyddiiyey isagoo leh, Miyaanad waxba ka jawaabayn? Bal eeg intii ay kugu ashtakaynayaan. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)4 Pilato wa warsadey hadana: Sow hadal ma jawabeysid? Firi sidey ad kuguashtakeynayin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah4 Bilaatos baa kol dambe wax weyddiiyey isagoo leh, Miyaanad waxba ka jawaabayn? Bal eeg intii ay kugu ashtakaynayaan. Viz kapitola |