Markos 15:36 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub36 Midkood ayaa orday oo suuf ku dhex riday khamro dhanaan, kadibna ul ku muday Ciisana u dhiibay si uu bishimaha ugu qoysto. Isaga oo dhahaya, “Iska dhaaf aan aragnee in Eliyaas yimaado oo halkaas kasoo dejiyo.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH36 Mid baa orday, oo geed isbonji la yidhaahdo khal uga soo buuxshay, oo intuu cawsduur saaray ayuu siiyey inuu cabbo, wuxuuna yidhi, Daaya aannu aragnee inuu Eliyaas yimaado oo soo dejiyo. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)36 Ninko ba ordey, waẖu kushubey barkima waraba khal, waẖu sarey ḋun a̱us ah, wa uwarabiyey, waẖu yiri: Ḋafa, an aragne, hadu Eliya uimanayo inu kasodejinayo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah36 Mid baa orday, oo geed isbonji la yidhaahdo khal uga soo buuxshay, oo intuu cawsduur saaray ayuu siiyey inuu cabbo, wuxuuna yidhi, Daaya aannu aragnee inuu Eliyaas yimaado oo soo dejiyo. Viz kapitola |