Online Bible

- Reklamy -




Markos 15:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

29 Dadkii meesha marayay oo dhan waxyaalo xun ayey Ciise ka sheegeen. Madaxooda ayeyna ruxayeen waxeyna ku qaylinayeen, “Haddaba adiga ayaa sheegtay inaad burburin doonto macbadka kadibna aad ku dhisi doonto saddex maalmood gudahood.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

29 Oo kuwii ag marayayna waa caayeen, oo intay madaxooda luleen, waxay yidhaahdeen, Kaaga macbudka duminayow oo saddex maalmood ku dhisayow,

Viz kapitola kopírovat

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

29 Kuwi marayen way a̱yen, waẖay lululen madaẖya dodha oyḋehen: Ah! adiga jebineysa betmaghdeska okuḋiseysa sedaẖ beri.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

29 Oo kuwii ag marayayna waa caayeen, oo intay madaxooda luleen, waxay yidhaahdeen, Kaaga macbudka duminayow oo saddex maalmood ku dhisayow,

Viz kapitola kopírovat




Markos 15:29

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy