Online Bible

- Reklamy -




Markos 15:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

20 Markey ku jeesjeeseen kadib waxey ka siibeen dharkii guduudnaa waxeyna u geliyeen dharkiisi. Kadibna waxey u kaxeeyeen iney iskutallaabta ku qodbaan.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

20 Goortay ku majaajiloodeen dabadeed ayay dharkii guduudnaa ka qaadeen oo dharkiisii bay u geliyeen, markaasay wadeen in iskutallaabta lagu qodbo.

Viz kapitola kopírovat

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

20 Kolkey kuḋelen, waẖay kafuren maradi gadudneyd oyuguntiyen marya hisa, waẖay uwaden bananka stalabta ha kughodbane.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

20 Goortay ku majaajiloodeen dabadeed ayay dharkii guduudnaa ka qaadeen oo dharkiisii bay u geliyeen, markaasay wadeen in iskutallaabta lagu qodbo.

Viz kapitola kopírovat




Markos 15:20

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy