Markos 15:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Markaas ayey bilaabeen iney ku jeesjeesaan iyagoo dhahaya, “Boqorka Yuhuuddu ha noolaado!” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 Markaasay salaameen oo waxay ku yidhaahdeen, Nabad, Boqorka Yuhuuddow. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)18 waẖay bilaben iney salaman: Nabad suldanki Yahud! Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah18 Markaasay salaameen oo waxay ku yidhaahdeen, Nabad, Boqorka Yuhuuddow. Viz kapitola |