Markos 14:70 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub70 Haddana wuu dafiray. Wax yar kadib ayaa kuwii Butros agtaagnaa ku yiraahdeen, “Xaqiiqdii waxaad tahay midkood, waayo waxaad tahay reer Galili.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH70 Laakiin mar kale ayuu dafiray. Wuxoogaa yar dabadeed kuwii ag taagnaa ayaa mar kale Butros ku yidhi, Run weeye, adiguna midkood baad tahay, waayo, waxaad tahay reer Galili, afkaaguna waa la mid afkooda. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)70 Wu inkirey hadana. Kisto kaba̱di kuwi jogen, waẖay kuḋehen Petro: H̱aghigha midkodha bad tahay, sababti waẖad tahay rer Galilaya. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah70 Laakiin mar kale ayuu dafiray. Waxoogaa yar dabadeed kuwii ag taagnaa ayaa mar kale Butros ku yidhi, Run weeye, adiguna midkood baad tahay, waayo, waxaad tahay reer Galili, afkaaguna waa la mid afkooda. Viz kapitola |