Markos 14:55 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub55 Gudoomiyayaashii wadaaddada iyo kuwii shirka ku jiray oo dhan ayaa waxey raadinayeen cadeyn ey Ciise ku dilaan. Laakiin wax cadeyn ah ma eysan helin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH55 Wadaaddadii sare iyo shirkii oo dhan ayaa waxay dooneen markhaati Ciise ka gees ah si ay u dilaan, waase heli waayeen. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)55 Wadadahi waweyna iyo barsada oḋan waẖay donen marag Yesu korkisa, ha helane iney dilan, manaayan helin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah55 Wadaaddadii sare iyo shirkii oo dhan ayaa waxay dooneen markhaati Ciise ka gees ah si ay u dilaan, waase heli waayeen. Viz kapitola |