Markos 14:54 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub54 Markaas waxaa Ciise meel fog kasoo daba socday Butros. Markii uu gaaray deyrkii guriga wadaadka sare ayuu la fariistay kuwii halkaas ilaalinayay si uu dabka iskugu kululeeyo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH54 Butros baa meel fog ka soo daba socday, oo wuxuu galay barxadda wadaadkii sare oo la fadhiistay askartii, dabkana ayuu kulaalay. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)54 Petro waẖu karae̱y mel fog tan iyo gosadi wadadka weyn ḋaẖdedha, waẖu lafaḋiyey adomada okulalayen dabka. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah54 Butros baa meel fog ka soo daba socday, oo wuxuu galay barxadda wadaadkii sare oo la fadhiistay askartii, dabkana ayuu kulaalay. Viz kapitola |