Markos 14:51 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub51 Nin dhalinyaro ah oo maro yar oo qaali ah dhexda ugu xirneyd ayaa Ciise daba socday. Markey isaga qabteen, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH51 Waxaa daba socday nin dhallinyaro ah oo qaawanaantiisa maro jilicsan ka huwaday; wayna qabteen. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)51 Barbarko ba rae̱y, waẖu guntadey maradi kitani hakahuwade ghawananta; Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah51 Waxaa daba socday nin dhallinyaro ah oo qaawanaantiisa maro jilicsan ka huwaday; wayna qabteen. Viz kapitola |