Markos 14:49 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub49 Maalin walba waan idin la joogay, oo macbadka ayaan wax idin ku barayay, mana i qabanin. Laakiin qorniinku waa inuu dhaboobaa.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH49 Maalin walbaba macbudka ayaan idinkula jiri jiray oo wax bari jiray, imana aydnaan qabsan, laakiin Qorniinku waa inuu rumoobo. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)49 Beri walba wan idinlajogey betmaghdeska ḋaẖdisa onbarayey, imanaeydnan ghabanin, ilowse ḋigida halaḋameytiro. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah49 Maalin walbaba macbudka ayaan idinkula jiri jiray oo wax bari jiray, imana aydnaan qabsan, laakiin Qorniinku waa inuu rumoobo. Viz kapitola |