Markos 14:44 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub44 Haddaba Yuudas ayaa wuxuu iyaga kula heshiiyay calaamad ey ku gartaan Ciise wuxuuna ku yiri, “Kan aan dhunkado waaye ninka aad raadineysaan ee qabta, oo kaxeeya idinka oo ilaalinaya.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH44 Kii gacangeliyey ayaa calaamo kula ballamay oo ku yidhi, Mid alla midkaan dhunkado waa isagii. Qabta oo kaxeeya oo dhawra. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)44 Ki biẖinayey waẖu siyey tilman, waẖu ḋehey: Kan ḋunkan dono way, ghabta, owata, oḋowra. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah44 Kii gacangeliyey ayaa calaamo kula ballamay oo ku yidhi, Mid alla midkaan dhunkado waa isagii. Qabta oo kaxeeya oo dhawra. Viz kapitola |