Markos 14:43 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub43 Ciise oo weli sii hadlaya ayaa Yuudas kii gacangelin lahaa yimaaday. Wuxuu ka mid ahaa laba iyo tobankii xerta Ciise. Waxaa isaga la socday niman badan oo hubeysan oo wata seefo iyo ulo, waxaana soo diray gudoomiyayaasha wadaaddada, macalimiinta sharciga iyo odayaasha. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH43 Kolkiiba intuu weli hadlayay ayaa Yuudas oo laba-iyo-tobankii ka mid ahaa yimid, isaga iyo dad aad u badan oo seefo iyo ulo sita. Waxay ka yimaadeen wadaaddada sare iyo culimada iyo waayeellada. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)43 Marku hadlayey, waẖa imadey Yuda, laba iyo tobanki mid kodha, asaga iyo makhlugh badan kuwa sef leh iyo garuma, waẖay kaimaden wadadahi waweyna iyo kuwi fartayaghan iyo dugheyda. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah43 Kolkiiba intuu weli hadlayay ayaa Yuudas oo laba-iyo-tobankii ka mid ahaa yimid, isaga iyo dad aad u badan oo seefo iyo ulo sita. Waxay ka yimaadeen wadaaddada sare iyo culimmada iyo waayeellada. Viz kapitola |