Markos 14:39 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub39 Kadib Ciise intuu baxay ayuu kusoo duceystay isla ducadii. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH39 Mar kale ayuu tegey oo tukaday isagoo hadalkii oo kale ku hadlaya. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)39 Nafta wa tayar, ilowse korka wa nugulyahay. Wa iska tagey hadana otukadey, waẖu kuhadley hadalki hore. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah39 Mar kale ayuu tegey oo tukaday isagoo hadalkii oo kale ku hadlaya. Viz kapitola |