Markos 14:37 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub37 Kadib Ciise wuxuu kusoo laabtay xertiisi wuxuuna u yimid iyagoo hurda. Markaas ayuu ku yiri Butros, “Simoonow ma seexatay? Xitaa hal saac ma soo jeedi kartid miyaa? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH37 Markaasuu yimid oo wuxuu arkay iyagoo hurda, oo wuxuu Butros ku yidhi, Simoonow, ma huruddaa? Miyaad kari wayday inaad saacad keliya soo jeeddo? Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)37 Wa uimadey, waẖu arkey ayako hurdan; waẖu kuyiri Petro: Simon ma huruda? Sow ma leheyn ẖog ad kusojedo saa̱dona? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah37 Markaasuu yimid oo wuxuu arkay iyagoo hurda, oo wuxuu Butros ku yidhi, Simoonow, ma huruddaa? Miyaad kari wayday inaad saacad keliya soo jeeddo? Viz kapitola |