Markos 14:32 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub32 Ciise iyo xertiisi waxey tageen meel la yiraahdo Getsemane, wuxuuna iyaga ku yiri, “Halkan fariista intaan kasoo duceysanayo.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH32 Markaasay yimaadeen meel Getsemane la odhan jiray, wuxuuna xertiisii ku yidhi, Halkan fadhiista intii aan soo tukanayo. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)32 Waẖay garen berto maga e̱dha Getsemane layirahdo. Waẖu kuyiri asaẖab tisa: Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah32 Markaasay yimaadeen meel Getsemane la odhan jiray, wuxuuna xertiisii ku yidhi, Halkan fadhiista intii aan soo tukanayo. Viz kapitola |