Markos 14:30 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub30 Ciise ayaa ugu jawaabay, “Runtii waxaan ku leeyahay, caawa inta uusan diiqu laba mar ciyin ka hor ayaad adigu saddex jeer dhihi doontaa kuma garanayo.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH30 Ciise wuxuu ku yidhi, Runtii waxaan kugu leeyahay, Maalintan, xataa caawa, intaan diiqu laba goor ciyin, saddex kol ayaad i dafiri doontaa. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)30 Yesu waẖu kuyiri: Amin waẖan kuleyahay: Manta a̱wa dan intusan yerin digha laba gor, wad iinkiri sedaẖ gor. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah30 Ciise wuxuu ku yidhi, Runtii waxaan kugu leeyahay, Maalintan, xataa caawa, intaan diiqu laba goor ciyin, saddex kol ayaad i dafiri doontaa. Viz kapitola |