Markos 14:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Arintaas aad ayey xertii uga xumaadeen, wuxuuna mid walba ku yiri Ciise, “Runtii ma aniga ayaad iga wadaa?” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Markaasay calool xumaadeen, oo mid baa mid ku yidhi, Ma aniga baa? Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)19 Waẖay bilaben iney a̱lolẖumadan, oykuḋahan mid midko: Ma aniga? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah19 Markaasay calool xumaadeen, oo mid baa mid ku yidhi, Ma aniga baa? Viz kapitola |