Markos 14:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 Markaas ayaa Ciise diray laba xertiisa ah oo ku yiri, “Taga magaalada waxaadna la kulmi doontaan nin ashuun biyo ah wada. Raaca isaga. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Wuxuu diray laba xertiisii ah oo ku yidhi, Magaalada gala, oo waxaa idinla kulmi doona nin ashuun biyah sita; isaga raaca. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)13 Waẖu direy asaẖab tisa labadodh, waẖu kuyiri: Beledka ukaa̱, waẖa idinkahoriman ninko, owata ashun biya ah, raa̱. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah13 Wuxuu diray laba xertiisii ah oo ku yidhi, Magaalada gala, oo waxaa idinla kulmi doona nin ashuun biyah sita; isaga raaca. Viz kapitola |