Online Bible

- Reklamy -




Markos 14:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

12 Maalintii ugu horeysay ee Iidda Dabaaldega kibista aan khamiirka lahayn. Caadaduna waxey ahayd in wankii Iidda Kormaridda la qalo markaas ayaa xertii Ciise ku yiraahdeen, “Halkee ayaad dooneysaa inaan kuugu diyaarino cuntada Iidda Kormaridda?”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

12 Maalinta ugu horraysay oo Iiddii Kibistii-aan-khamiirka-lahayn, goortii neefka Kormaridda la gowraco ayaa xertiisii ku tidhi, Xaggee baad doonaysaa inaannu tagno oo ku diyaargarayno inaad cuntid cashada Iidda Kormaridda?

Viz kapitola kopírovat

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

12 Berigi hore oidi kibista ankhamirka lugudarina kolkey gowrae̱n pasaka, asaẖab tisa waẖay kuḋehen: Inte bad rabta an uka̱ne inan subino adu̱ntide pasaka?

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

12 Maalinta ugu horraysay oo Iiddii Kibistii-aan-khamiirka-lahayn, goortii neefka Kormaridda la gowraco ayaa xertiisii ku tidhi, Xaggee baad doonaysaa inaannu tagno oo ku diyaargarayno inaad cuntid cashada Iidda Kormaridda?

Viz kapitola kopírovat




Markos 14:12

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy