Online Bible

- Reklamy -




Markos 14:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

1 Haddaba waxey ahayd laba maalmood ka hor Dabaaldaga Iidda kormaridda iyo Iiddii kibista aan khamiirka lahayn. Gudoomiyayaasha wadaaddada iyo macalimiinta sharciga Muuse ayaa si sir ah u qorsheynayay si ey Ciise u qabtaan oo ey xabsiga u geliyaan una dilaan.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

1 Laba maalmood dabadeed waxaa jiray Iiddii Kormaridda iyo Iiddii Kibistii-aan-khamiirka-lahayn. Wadaaddadii sare iyo culimadii waxay doonayeen si ay khiyaano ugu qabtaan oo ay u dilaan.

Viz kapitola kopírovat

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

1 Laba beri kaba̱di waẖay noghotey Pasaka iyo idi kibista ankhamirka lugudarin; wadadahi waweyna iyo kuwi fartayaghan waẖay donen iney kughabtan ẖilad ha dilane.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

1 Laba maalmood dabadeed waxaa jiray Iiddii Kormaridda iyo Iiddii Kibistii-aan-khamiirka-lahayn. Wadaaddadii sare iyo culimmadii waxay doonayeen si ay khiyaano ugu qabtaan oo ay u dilaan.

Viz kapitola kopírovat




Markos 14:1

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy