Online Bible

- Reklamy -

Markos 13:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Qowmiyadna qowmiyadda kale ayey ka hor imaan doontaa, boqortooyana boqortooyada kale ayey ka hor imaan doontaa. Waxaana meelo badan ka dhici doona abaar iyo dhul gariir. Laakiin waxan oo dhan waa bilowga dhibaatooyinka.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Waayo, quruunba quruun bay ku kici doontaa, boqortooyona boqortooyo, oo waxaa meelo kala duwan ka dhici doona dhulgariir iyo abaaro. Waxanu waa bilowga hoogagga.

Viz kapitola kopírovat

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

8 Sababti ghabil waẖu ukai̱ inu laẖarbiyo ghabil, iyo suldanima suldanima korkedha, waẖay noghoni garirki dalka mel mesho; waẖ ẖan wa bilowgi ḋibki fosha.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

8 Waayo, quruunba quruun bay ku kici doontaa, boqortooyona boqortooyo, oo waxaa meelo kala duwan ka dhici doona dhulgariir iyo abaaro. Waxanu waa bilowga hoogagga.

Viz kapitola kopírovat

Markos 13:8

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy