Markos 13:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Kuwa badan ayaa magacayga ku imaan doona iyagoo dhahaya, ‘Waxaan ahay Masiixa.’ Oo dad badan ayey khiyaani doonaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Qaar badan ayaa magacayga ku iman doona, oo waxay odhan doonaan, Anigu waxaan ahay isaga, oo qaar badan ayay khiyaanayn doonaan. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)6 Iskaogada nina yusan idinsirin, sababti kuwa badan waẖay kuimanayin maga e̱yga, waẖay ḋahayan: Wa aniga, waẖayna sirayan kuwa badan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 Qaar badan ayaa magacayga ku iman doona, oo waxay odhan doonaan, Anigu waxaan ahay isaga, oo qaar badan ayay khiyaanayn doonaan. Viz kapitola |